Gå direkt till textinnehållet Gå direkt till navigationen
Webbplatsen kan inte läsas in korrekt

Se till att du använder en rekommenderad webbläsare. Är så redan fallet, försök besöka oss igen om en stund.

Rekommenderade webbläsare

Codso gunnada hawlgabka

Dalka Iswiidan aan ka hirgelin da`da hawlgabnimada, ma dhici doonto in gunnada hawlgabka toos lagugu soo diro. Waa inaad laf ahaantaada codsato markii aad doonayso inaad qaadato. 

Haddii aad degan tahay dalka Iswiidan oona haysato aqoonsiga farsamada digitalka ku salaysan ee loo yaqaanno [e-legitimation - Bank-ID] dalka Iswiidan, waxaad gunnada hawlgabka ka codsan kartaa barta internetka ee hay`adda. Waxaad kaloo kala xiriir kartaa adeegga macaamiisha.

Waxaad gunnada hawlgabka ugu horeesyo dalban kartaa markii aad buuxsato 62 sano (63 sano, laga bilaabo 2023).

Waad shaqaysan kartaa adigoo islamarkaas qaadanayo gunnada hawlgabka guud. Waxaad xaq ku leedahay inaad shaqaysato ilaa aad 68 sano buuxsato (69 sano, laga bilaabo 2023), laakiin haddii adiga iyo loo shaqeeyaha ku heshisaan waad sii wadan kartaa shaqada.

Dib u dhigashada qaadashada gunnada hawlgabka, waxay sababi kartaa in lagu siiyo gunnada hawlgabka oo aad u badan. Waxay taasi ku xirantahay in aad lacag kasban kareysid iyo in la qiyaasayo in aad hawlgab noqoneysid waqti gaaban gudihiis. 

Marka aad codsaneysid waxaad go’aan ka gaareysaa in aad rabtid in aad bishii qaadatid lacag hawlgab oo buuxda, ama mid qeyb ahaan ah. Adiga iska go`aanka inaad gunnada hawlgabka ee abaalmarinta ku salaysan iyo gunnada hawlgabka guud aad islamar qaadato iyo in kale.

Codso gunnada hawlgabka saddex bilood kahor taariikhda aad doonayso inaad qaadato. Haddii aad ku noolayd dal dibadda ku yaallo waa inaad codsato lex bilood kahor. Kaddib markii codsigaaga soo gudbiso waxaa go`aanka lagu wargelin doonaa qiyaastii markii taariikhda ay ku beegan tahay 20-ka bisha ka horeeyso bisha lacagta la bixin doono.

Hay`adda Gunnada Hawlgabka waxay gunnada hawlgabka guud bixisa bishii hal mar. Haddii aad haysato gunnada hawlgabka ee qofka laga geeriyooday, kabidda kirada hoyga ama taageero -dhaqaaleedka waayeellada loogu talagalay waxaa lacagahaas la bixin doonaa isla taariikh.

Ka feker in gunnada hawlgabka ee loo shaqeyaha bixiyo ee dalka Iswiidan, in toos loo bixiyo markii qofku u buuxsado 65 sano, halka kuwa kalena waa inaad laf ahaantaada codsato. Warbixin dheeraad kala xiriir shirkadda maamusho gunnada hawlgabka ee loo shaqeyaha bixiyo. 

Canshuuraha iyo gunnada hawlgabka

Haddii bil kasta aad la bixi doonto gunnada hawlgabka guud oo aan qabyo ahayn, waxay Hay`adda Gunnada Hawlgabka ka jari doontaa canshuuraha hab waafaqsan liiska canshuuraha ee degmada degan tahay u gaar ah. Haddii aad islamarkaana qaadato gunnada hawlgabka ee loo shaqeyaha bixiyo, waxaa canshuur ahaan laga jaraya oo keliya boqolkiiba 30.

Haddii aad qaadato qayb kamid ah gunnada hawlgabka guud oo keliya, waxaa canshuur ahaan laga jaraya boqolkiiba 30 oo keliya, waayo waxaanu nahay sida loo shaqeeyaha dheeraad ahaan, waxaana aaminsan nahay in loo shaqeeyahaaga rasmiga u canshuuraha ka jari doono hab waafaqsan liiska canshuuraha.  

Canshuuraha aad bixiso waxba iska beddeli doono, in ka yar ayaa bixin doonta laga bilaabo bisha koowaad ee aad 66 sano buuxsato (67 sano, hirgeli doontaa 2023), taasoo ah hadba inta gunnada hawlgabka iyo/ama daqligii shaqada ay la ekayd. Haddii dal dibadda ku yaallo aad degan tahay waxaa ku khuseeyo nidaam-canshuureed kale.

Codso gunnada hawlgabka guud markii aad degan tahay dal kale

Haddii dalka Iswiidan aad ka shaqaysan jirtay oona canshuuraha bixin jirtay waad shaqaysatay gunnada hawlgabka ee dalka Iswiidan. Xitaa haddii aad dal kale u guurto xaq baad ugu leedahay qaadashada gunnada hawlgabka daqliga ku salaysan, gunnada hawlgabka ee abaalmarinta ku salaysan iyo ku darka gunnada hawlgabka. Laga bilaabo 2023 xaq ugu ma lihid in lagu siiyo damaanada gunnada hawlgabka haddii aad u guurto dalka Iswiidan dibaddiisa.

Haddii aad u guurto dal aan ka tirsanayn Is-bahaysiga dalalka Midowga Yurub, Norway, Iceland iyo Liechtenstein, waa inaad gunnada ka codsato Hay`adda Gunnada Hawlgabka ee dalka aad degan tahay.

Haddii aadan degganayn dalalka Isbahaysiga dhaqaalaha Yurub ama dalka Switzerland waa inaad codsiga gunnada foom ku soo gudbiso. Dalka Iswiidan wuxuu heshiis amni-bulshodeed la galay tiro dalal aan ku oolin Isbahaysiga dhaqaalaha Yurub, waa heshiisyo saamayn ku yeelan karaan nooca gunnada hawlgabka ee lagu siin karo iyo dalka aad ka codsan karto. Warbixin dheeraad kala xiriir adeegga macaamiisha.

Waa inaad ugu yaraan lex bilood kahor taariikhda lacag-bixinta bileed codsato gunnada hawlgabka ee dalka Iswiidan. Gunnada hawlgabka markii aadan ku noolayn dalka Iswiidan

Det finns inte någon bestämd pensionsålder i Sverige, därför betalas inte pensionen ut automatiskt till dig. Du måste själv ansöka när du vill börja ta ut den.

Du ansöker om pension på vår webbplats om du bor i Sverige och har en svensk e-legitimation eller på en blankett som finns på vår webbplats. Du kan också kontakta kundservice. Du kan tidigast ta ut din pension från den månad du fyller 62 år (63 år gäller från 2023).

Du kan arbeta samtidigt som du tar ut din allmänna pension. Du har rätt att arbeta fram till 68 år (69 år gäller från 2023), men om du och din arbetsgivare är överens kan du fortsätta arbeta ännu längre.

Ju senare du går i pension desto högre pension kan du få. Det beror på att du hinner tjäna in mer pengar och att du beräknas vara pensionär under en kortare tid. 

När du ansöker bestämmer du om du vill ta ut hela din pension, eller en del av den, per månad. Du avgör också om du vill ha din premiepension från samma tidpunkt som den övriga allmänna pensionen.

Ansök om pension tre månader innan du vill börja ta ut den. Om du har bott utomlands bör du ansöka sex månader innan. När du lämnat in din ansökan får du ett beslut från oss runt den 20:e i månaden före första utbetalningsmånaden.

Pensionsmyndigheten betalar ut din allmänna pension en gång per månad. Om du har efterlevandepension, bostadstillägg eller äldreförsörjningsstöd betalas dessa förmåner ut samtidigt.

Tänk på att vissa svenska tjänstepensioner betalas ut automatiskt när du fyller 65 år, andra måste du själv ansöka om. Kontakta ditt tjänstepensionsbolag för att höra vad som gäller för dig.

Skatt och pension

Om du tar ut hela din allmänna pension kommer Pensionsmyndigheten att göra ett skatteavdrag enligt den skattetabell som gäller för din kommun. Om du samtidigt tar ut tjänstepension dras endast 30 procent på dina tjänstepensioner.

Om du endast tar ut en del av din allmänna pension, drar vi 30 procent eftersom vi anser oss vara sidoarbetsgivare och att din arbetsgivare eller annan ska dra skatt enligt tabell.  

Din skatt ändras och blir lägre från och med januari månad det år du fyller 66 år (67 år gäller från 2023), beroende på hur stor pension och/eller arbetsinkomst du har. Bor du utomlands så gäller andra regler om skatt.

Ansök om allmän pension när du bor i ett annat land

Har du jobbat och betalat skatt i Sverige har du tjänat in till svensk pension. Inkomstpension, premiepension och tilläggspension har du rätt till även om du bosätter dig i annat land som pensionär. Från 2023 har du inte rätt att få garantipension när bor utanför Sverige.

Om du är bosatt utanför Sverige i ett EU- eller EES-land eller Schweiz (EES är EU-länderna samt Norge, Island och Liechtenstein) ska du ansöka hos pensionsmyndigheten i det land där du bor.

Om du bor utanför EES eller Schweiz ska du göra din pensionsansökan via blankett. Sverige har avtal om social trygghet med ett antal länder utanför EES, dessa avtal kan påverka vilka pensioner du kan få och vilket land du ska ansöka från. Kontakta kundservice för att veta vad som gäller för dig.

Du bör ansöka om den svenska pensionen minst sex månader innan du vill ha din första månadsutbetalning. Pension när du bor utanför Sverige