Gå direkt till textinnehållet Gå direkt till navigationen
Webbplatsen kan inte läsas in korrekt

Se till att du använder en rekommenderad webbläsare. Är så redan fallet, försök besöka oss igen om en stund.

Rekommenderade webbläsare

Gunnada hawlgabka ee qofka laga geeriyooday – taageero-dhaqaaleed geerida xiriirka la leh

Haddii qof qaraabo ah u geeriyoodo waxaad taageero-dhaqaaleed ahaan xaq ugu lahaan kartaa qaadashada gunnada hawlgabka ee qofka laga geeriyooday. Gunnada hawlgabka ee qofka laga geeriyooday waa qayb ka tirsan gunnada hawlgabka guud waxayna ka kooban yihiin [barnpension], [omställningspension] iyo [änkepension].

Haddii qof qaraabo ah u geeriyoodo wuxuu qofku murugta ka sokkoow. saamayn ku yeelan kartaa xaalad-dhaqaaleedka. Daqligii ayaa qoyska ka lummay laakin kharashyada badidooda waxba iska ma beddelin. Gunnada hawlgabka ee qofka laga geeriyooday waa amni-dhaqaaleed, kaasoo lagu daboolo kharashyada qofka geeriyooday u bixin jiray.

Gunnada hawlgabka ee qofka laga geeriyooday ee dalka Iswiidan wuxuu ku salaysan yahay xaaladaha dalka Iswiidan, waana amni-dhaqaaleed kaasoo lagu daboolo kharashyada qofka geeriyooday u bixin jiray.

Shuruudaha xaq ugu lahaanshada gunnada hawlgabka ee qofka laga geeriyooday ee dalka Iswiidan waxaa kamid ah in qofka geeriyooday oo dalka Iswiidan ka shaqaysan jiray ama u berri hore ku noola. Gunnada hawlgabka ee qofka laga geeriyooday waxaa gebi ahaan lagu saleeyaa gunnada hawlgabka ee qofka geeriyooday oo iyaduna ku salaysan dhaqaalihii u dalka Iswiidan ka shaqaystay.

Haddii qofka geeriyooday u qaadan jiray gunnada hawlgabka oo aan badnayn, sidoo kale gunnada hawlgabka ee qofka laga geeriyooday waxay noqon doontaa mid aan badnayn. Iyadoo aan fiirogaar la siin haddii qofka laga geeriyooday u qaato gunnada hawlgabka oo aan badnayn ama gebi ahaan usan k qaadan dalka u ku nool yahay.

Haddii geerida ay xiriir la leedahay goobtii u ka shaqaysan jiray waxaa ehelka laga caawini karaa kharashyada aasidda. Qofka laga geeriyooday wuxuu kaloo xaq ugu lahaan karaa magdhowga dhaawaca shaqada [Livränta] ee qofka geeriyooday.

Sidii lagu siiyo gunnada hawlgabka ee qofka geeriyooday waa haddii aad dalka Iswiidan ku nooshahay

Haddii aad dalka Iswiidan ku nooshahay uma baahnid inaad codsato gunnada hawlgabka ee qofka laga geeriyooday. Hay`adda Gunnada Hawlgabka waxay heli doontaa warbixin ku saabsan geerida qofka, kaddib waxay ku dhaqaaqi doontaa baaritaanka haddii u jiro qofka laga geeriyooday oo xaq ku lahaan karo gunnada hawlgabka ee qofka laga geeriyooday. Xaaladaha qaarkood waxay hay`adda soo dirta warqad warbixin dheeraad ku qoran, sidii kaddib ay arrinta go` aan ugu gaarto awgeed.

Gunnada hawlgabka ee qofka laga geeriyooday haddii aadan dalka Iswiidan ku noolayn

Haddii aadan dalka Iswiidan ku noolayn waa inaad laf ahaantaada codsato gunnada hawlgabka ee qofka laga geeriyooday. Sidoo kale codsi ayaa loo baahan yahay haddii qofka laga geeriyooday u yahay qof carruur oona waalidiinta qofka geeriyooday aynan weligood dalka Iswiidan ku noolayn.

Haddii aadan degganayn dalka Iswiidan, degan tahay dalalka Isbahaysiga dhaqaalaha Yurub ama dalka Switzerland waa inaad Hay`adda Gunnada Hawlgabka ee dalka aad degan tahay ka codsato. Haddii aadan degganayn dalalka Isbahaysiga dhaqaalaha Yurub ama dalka Switzerland waa inaad codsigaaga foom ku soo gudbiso. Dalka Iswiidan wuxuu heshiis amni-bulshodeed la galay tiro dalal aan ku oolin Isbahaysiga dhaqaalaha Yurub, waa heshiisyo saamayn ku yeelan karaan nooca gunnada hawlgabka ee lagu siin karo iyo dalka aad ka codsan karto. Warbixin dheeraad kala xiriir adeegga macaamiisha.

Waa inaad maamulka wargelisaa haddii xaaladdaada ay wax iska bedesho

Waa inaad Hay`adda Gunnada Hawlgabka isbedellada wargelisaa, tusaale haddii dal aan ahayn dalka Iswiidan laga siiyo gunnada hawlgabka, joojiso waxbarashada, guursato ama guurto. Haddii aad haysato gunnada hawlgabka dib loo hagaajiyay oo muddo kororsi lagu sameeyay , waa inaad maamulka wargelisaa haddii aad guurto, aydan carruur kula noolayn ama haddii aad xaaladda guurka wax iska beddesho, waayo waxay saamayn ku yeelan karaan gunnada hawlgabka ee qofka laga geeriyooday.

Haddii aad haysato aqoonsiga farsamada digitalka ku salaysan ee loo yaqaanno [e-legitimation - Bank-ID] dalka Iswiidan waxaad maamulka wargelisaa isbedellada gunnada hawlgabka ee dal kale adigoo isticmaala weebkaan. Waa inaad maamulka wargelisaa gunnada hawlgabka ee dal kale ka qaadato (af Iswiidhish)

Haddii aadan haysan aqoonsiga farsamada digitalka ku salaysan ee loo yaqaanno [e-legitimation - Bank-ID] dalka Iswiidan ama oo aad doonayso inaad maamulka wargelisaa isbedellada kale waxaad la xiriir adeegga macaamiisha.

Hagida qofka laga geeriyooday

Iyadoo loola kaashaday Hay`adda Canshuuraha iyo Khasnadda caymiska bulshada, ayaa waxaa la soo diyaariyay hagidda qofka laga geeriyooday, sidii loogu fududeeyo qofka qof ehel ka geeriyooday. Hagida qofka laga geeriyooday waa sida taageero farsamada digitaalka ku salaysan. Waxaa lagu qeexa tusaale halka aad ka bilaabi lahayd markii qof qaraabo u ka geeriyooday, waxyaalaha dhawr bilood dib loo dhigi karo, iyo sannooyinka ku xiga. Hagida qofka laga geeriyooday (af Iswiidhish)

När en nära anhörig dör kan du som närstående få efterlevandepension som ett ekonomiskt stöd. Efterlevandepension ingår i den allmänna pensionen och består av barnpension, omställningspension och änkepension.

Om en nära anhörig dör så innebär det inte bara sorg och saknad. Det kan också påverka den ekonomiska situationen. En inkomst i familjen försvinner men de flesta utgifter är fortfarande kvar. Efterlevandepensionen är en ekonomisk trygghet som ska täcka en del av den försörjning som den avlidne bidrog med.

Svensk efterlevandepension grundar sig på svenska förhållanden och fungerar som en ekonomisk trygghet som ska täcka en del av den försörjning som den avlidne bidrog med.

Kravet för att ha rätt till svensk efterlevandepension är att den avlidne någon gång arbetat eller bott i Sverige. Efterlevandepensionen baseras helt och hållet på den avlidnes pensionsunderlag som han eller hon tjänat ihop i Sverige.

Har den avlidne ett lågt pensionsunderlag i Sverige blir efterlevandepensionen också låg. Det gäller oavsett om den efterlevande har låg eller ingen pension alls i det land där han eller hon bor.

Är dödsfallet arbetsrelaterat kan dödsboet få begravningshjälp. Du som är efterlevande kan också ha rätt till efterlevandelivränta.

Hur du får efterlevandepension om du bor i Sverige

Bor du i Sverige behöver du inte ansöka om efterlevandepension. Pensionsmyndigheten får information om att någon har avlidit och då utreder vi om det finns efterlevande som har rätt till efterlevandepension. I vissa fall skickar vi ett brev för att få mer information, för att sedan kunna fatta ett beslut.

Efterlevandepension om du bor utanför Sverige

Bor du utanför Sverige måste du själv ansöka om efterlevandepension. Ansökan behövs också om efterlevande är ett barn och den avlidne föräldern aldrig bott i Sverige.

Om du bor utanför Sverige i ett annat EES-land eller Schweiz ska du ansöka hos Pensionsmyndigheten i det land där du bor. Om du bor utanför EES eller Schweiz ska du göra din ansökan via blankett. Sverige har avtal om social trygghet med ett antal länder utanför EES, dessa avtal kan påverka vilka pensioner du kan få och vilket land du ska ansöka från. Kontakta kundservice för att veta vad som gäller för dig.

Anmäl om något förändras

Du behöver anmäla förändringar till Pensionsmyndigheten, exempelvis om du får pension från ett annat land än Sverige, slutar att studera, gifter dig eller flyttar. Om du har förlängd omställningspension, behöver du anmäla om du flyttar, inte längre bor med barn eller om du har ändrat civilstånd då det kan påverka din efterlevandepension.

Om du har en svensk e-legitimation kan du anmäla förändringar om pension från annat land än Sverige på denna webbsida. Anmäl pension från annat land

Om du inte har en svensk e-legitimation eller vill anmäla andra ändringar kan du kontakta vår kundservice.

Efterlevandeguiden

I samarbete med Skatteverket och Försäkringskassan har vi tagit fram en efterlevandeguide för att göra det enklare för dig som har förlorat en närstående. Efterlevandeguiden kan beskrivas som ett digitalt stöd. Där beskrivs exempelvis vad du ska börja med när en nära anhörig har dött, vad som kan vänta några månader, och åren därefter. Efterlevandeguiden