Gå direkt till textinnehållet Gå direkt till navigationen
Webbplatsen kan inte läsas in korrekt

Se till att du använder en rekommenderad webbläsare. Är så redan fallet, försök besöka oss igen om en stund.

Rekommenderade webbläsare

Ku darka gunnada hawlgabka daqliga

Ku darka gunnada hawlgabka daqliga waxaa lagu siin karaa sida ku dar ahaanta gunnada hawlgabka guud. Waxaa lagu saleeyaa siiba heerka daqliga gunnada hawlgabka ku salaysan yahay, laakiin xitaa tirada sano daqliyada ee gunnada hawlgabka ku salaysan yihiin oo aad shaqaysatay dalka Iswiidan.

Waxaad xaq ugu lahaan kartaa ku darka gunnada hawlgabka daqliga haddii aad har buuxsatay 65 sano  (66 sano laga bilaabo 2023).

Haddii aad muddo dheer ka shaqaysan jirtay dalka Iswiidan, laakin mushaharkii lagu siin jiray usan badnayn waxaad xaq ugu lahaan kartaa ku darka gunnada hawlgabka daqliga. Taasoo saamayn ku yeelan karto xaqa iyo heerka ku darka gunnada hawlgabka daqliga:

  • Heerka daqliga ee gunnada hawlgabka guud ku salaysan yahay.
  • Tirada sanadood ee dalka Iswiidan oo aad ka shaqaysatay daqliyada ee gunnada hawlgabka ku salaysan yihiin.

Ku darka gunnada hawlgabka daqliga wuxuu ku jira gunnada hawlgabka guud

Markii aad codsanayso gunnada hawlgabka guud, waxaad islamarkaas codsanaysaa ku darka gunnada hawlgabka daqliga, iyadoo fiirogaar aan la siin immisa da`daada ay ahayd markii codsigaaga aad soo gudbisay. Ku darka gunnada hawlgabka daqliga waxaa lagu siin karaa laga bilaabo markii aad 65 sano buuxsato, waxaana lagu oggolaan doonaa toos markii aad soo gudbiso codsiga gunnada hawlgabka guud ama toos markii 65 sano aad buuxsato, haddii kahor aad qaadatay daqliga gunnada hawlgabka ku salaysan yahay (laga bilaabo 2023 waa 66 sano). 

Lacag-bixinta ku darka gunnada hawlgabka daqliga saamayn kuma yeelato haddii aad shaqada sii wadanayso adigoo islamarkaas qaato gunnada hawlgabka ama go`aansato shaqo joojin. Laakiin heerka ku darka gunnada hawlgabka daqliga waxaa saamayn ku yeelan karo, lacagaha dheeraad ee aad shaqaysato sannooyinka kale daqliyada ee gunnada hawlgabka ku salaysan yihiin, waxaana sidaas ku qaadan doontaa gunnada hawlgabka oo tii hore ka badan.

Immisa ayaa lay siin karaa?

Ku darka gunnada hawlgabka daqliga ee ugu badan waa 600 koron kahor inta canshuurta laga jarin bishii ama waxba.

Heerka daqliga gunnada hawlgabka ku salaysan yahay ayay ku xiran tahay lacagaha aad xaq u leedahay. Xitaa daqliga gunnada hawlgabka ku salaysan yahay ee Midowga Yurub/Isbahaysiga dhaqaalaha Yurub ama dalka Switzerland wuxuu saamayn ku yeelan doonaa heerka ku darka gunnada hawlgabka daqliga.

Heerka ku darka gunnada hawlgabka daqliga waxaa kaloo saamayn ku yeelan karo tirada sannooyin aad shaqaysatay daqliyada ee gunnada hawlgabka ku salaysan yihiin ee dalka Iswiidan. Waxaa loo baahan yahay inta u dhaxayso 35 il 40 sano sidii aad ku hesho ku darka gunnada hawlgabka daqliga aan qabyada ahayn.

Haddii aad gunnada hawlgabka dal kale ka qaadato

Ku darka gunnada hawlgabka daqliga waxaa saamayn ku yeelan karo haddii aad gunnada hawlgabka laga siiyo Is-bahaysiga dalalka Midowga Yurub, Norway, Iceland iyo Liechtenstein. Waa daqligii ku salaysnaa da`da gunnada hawlgabka ee dalalkaas bixiyaan, isla sida daqliga gunnada hawlgabka ku salaysan yahay ee dalka Iswiidan, waxay saamayn ku yeelan kartaa heerka ku darka gunnada hawlgabka daqliga ee lagu siin karo.

Haddii lagu siiyo gunnada hawlgabka oo nooc kale ah, sida tusaale gunnada hawlgabka ee qofka laga geeriyooday, kuwaas saamayn kuma yeelan karaan ku darka gunnada hawlgabka daqliga.

Haddii aad degan tahay ama guurto ku dal kale

Waxaa lagu siin kara ku darka gunnada hawlgabka daqliga haddii aad degan tahay ama aad guurto dalalka Midowga Yurub/Isbahaysiga dhaqaalaha Yurub ama dalka Switzerland ama dal u dalka Iswiidan heshiis damaanada bulshada la galay. Haddii aad degan tahay ama u guurto dal kale, xaq ugu ma lihid qaadashada ku darka gunnada hawlgabka daqliga.

Dalalka hoos ku magacaaban waxay heshiiska damaanada bulshada la galeen dalka Iswiidan; Bosnia-Herzegovina, Chile, India, Israel, Japan, Canada, Cape Verde, Philippines, Morocco, Quebec (Canada Convention), Serbia, United Kingdom, South Korea, Turkey, United States.

Waa inaad maamulka wargelisaa haddii xaaladdaada ay wax iska bedesho

Haddii lagu siiyo gunnada hawlgabka cusub ama haddii gunnada hawlgabka laga siiyo dal kale wax iska beddesho ama haddii aad ka guurto dalka Iswiidan ama hoygaaga ka dhigato dal kale waa inaad wargelisaa Hay`adda Gunnada Hawlgabka. Waa inaad Hay`adda Gunnada Hawlgabka wargelisaa isbedellada saamayn ku yeelan karaan gunnada hawlgabka

Inkomstpensionstillägget kan du få som ett tillägg till din allmänna pension. Den baseras främst på storleken på din inkomstgrundade pension, men även på hur många år med pensionsgrundande inkomst du har tjänat in i Sverige.

Du kan ha rätt till inkomstpensionstillägg om du har fyllt 65 år (66 år gäller från 2023).

Om du har arbetat ett långt arbetsliv i Sverige men med låg lön kan du ha rätt till inkomstpensionstillägg. Det som påverkar rätten till och storleken på ditt inkomstpensionstillägg är:

  • Storleken på din inkomstgrundande allmänna pension.
  • Antal år i Sverige som du har tjänat in pensionsgrundande inkomst.

Inkomstpensionstillägget ingår i den allmänna pensionen

När du ansöker om allmän pension ansöker du samtidigt om inkomstpensionstillägg, oberoende av hur gammal du är när du lämnar in din ansökan. Inkomstpensionstillägget kan du tidigast få från 65 års ålder och det beviljas automatiskt när du lämnar in din ansökan om allmän pension eller automatiskt vid 65 år, om du tagit ut din inkomstgrundade pension tidigare (från 2023 gäller 66 år). 

Utbetalningen av inkomstpensionstillägget påverkas inte av om du arbetar samtidigt som du tar ut pension eller väljer att sluta arbeta. Dock kan storleken på inkomstpensionstillägget påverkas av att du tjänar in ytterligare år med pensionsgrundande inkomst och därmed får högre pension.

Hur mycket kan du få?

Som mest kan inkomstpensionstillägget bli 600 kronor före skatt per månad och som lägst noll kronor.

Storleken på din inkomstgrundade pension avgör vilket belopp du har rätt till. Även inkomstgrundad pension från annat EU/EES-land och Schweiz kommer att påverka storleken på ditt inkomstpensionstillägg.

Storleken på inkomstpensionstillägget påverkas också av hur många år du tjänat in med pensionsgrundande inkomst i Sverige. Det krävs mellan 35–40 år för att du ska få hela inkomstpensionstillägget.

Om du har pension från annat land

Inkomstpensionstillägget påverkas av om du har pension från annat EU-land, EES-land eller från Schweiz. Det är inkomstgrundade ålderspensioner från dessa länder, precis som inkomstgrundad pension från Sverige, som påverkar hur stort inkomstpensionstillägg du kan få.

Har du andra typer av pension, till exempel efterlevandepension, påverkar dessa inte inkomstpensionstillägget.

Om du bor i eller flyttar till annat land

Du kan få inkomstpensionstillägg om du bor i eller flyttar till ett annat EU-land/EES-land eller Schweiz eller ett land som Sverige har avtal med om social trygghet. Om du däremot bor i eller flyttar till ett annat land, har du inte rätt till inkomstpensionstillägg.

Följande länder har Sverige avtal med om social trygghet; Bosnien-Hercegovina, Chile, Indien, Israel, Japan, Kanada, Kap Verde, Filippinerna, Marocko, Quebec (Kanada-konventionen), Serbien, Storbritannien, Sydkorea, Turkiet, USA.

Anmäl om något förändras

Om du får ny pension eller om din pension från annat land ändras eller om du flyttar från Sverige eller byter bosättningsland utanför Sverige ska du anmäla det till Pensionsmyndigheten. Anmäl om något förändras