Gå direkt till textinnehållet Gå direkt till navigationen
Webbplatsen kan inte läsas in korrekt

Se till att du använder en rekommenderad webbläsare. Är så redan fallet, försök besöka oss igen om en stund.

Rekommenderade webbläsare

Guno-howlgabeedka shaqabixiyihu ka dhiibo shaqaalaha

Dadka Iswiidhan ka soo shaqeeyay intooda badan waxay helaan  gunad-hawlgabeedka shaqo ee ay ka helaan shaqobixiyahoodii hore marka ay howlgab noqdaan. Shaqobixiyayaasha oo dhami ma bixiyaan lacagta hawlgabka shaqada, markaa waa muhiim inaad ogaato waxa adiga ku khuseeya.

Haddii aad u shaqayn jirtay shaqo-bixiyeyaal kala duwan, waxa laga yaabaa in aad ka hesho Guno-hawlgabnimo dhowr shirkadood oo kala duduwan.

Waydii shaqabixiyaha inuu saxeexay heshiis wadareedka xaquuqda shaqada (Kollektivavtal)

Dalka Iswiidan waxaa ka jira afar heshiis-hawlgab-shaqo oo waaweyn. Haddii aad ka tirsan tahay mid ka mid ah waxay ku xidhan yihiin meesha aad ka shaqeyso iyo haddii loo-shaqeeyahaagu uu saxeexay heshiiska xuquuqda shaqada ee loo yaqaan ”kollektivavtal”. Shaqobixiyuhu waxa kale oo macquul ah inuu leeyahay xalal kale oo kaafeyn kara guno-howlgabeedkaaga shaqo marka aad gabowdo.

Soo ogow in goobtaada shaqadu ama shaqobixiyahaagu uu galay heshiis saamaxaya inuu kaa dhiibo qaraamaadka gunada ee hawlgabka.

Hadii aanad lahayn Guno-shaqohowlgabeed (Om du inte har tjänstepension)

Haddii aad iskaa u shaqeysato ama aadan lahayn gunada hawlgabka shaqada, waxa aad ku magdhabi kartaa khasaaraaga hawlgabka shaqada adiga oo u maraya kaydkaaga. Hoos ka eeg inta lagugula talinayo inaad adigu iskaa u kaydsato (af Iswiidhish)

Hawlgabka shaqadu ma aha oo kaliya hawlgabka aad hesho ka dib markaad shaqada joojiso. Waxa kale oo uu ka kooban yahay caymis caafimaad oo aad ka heli karto gunno ka sokow gunnada aad ka hesho Qasnadda caymiska (Försäkringskassan) haddii aad xanuunsato. Waxa kale oo ay ka kooban tahay ilaalinta badqabka ee dadka aadka kuugu dhowdhow haddii aad geeriyooto.

Goormaad heli kartaa guno-shaqohowlgabeedka (När kan du ta ut tjänstepension)

Waxa jira shirkado kala duwan oo maareeya maaliyada kasoo xaroota lacagaha uu shaqobixiyahu ka dhiibo shaqaalihiisa. Shirkadahaas waxa ka mid ah KPA, SPV, AMF, iyo Alecta oo midkastaa ka shaqayso eeriyadda-heshiis ee ay qaabilsantahay.

Shirkadahani waxay caadi ahaan kula soo xidhiidhayaan dhawr bilood ka hor inta aanad wali noqon hawlgab (inta badan marka aad 65 jirsato/ 66 laga bilaabo 2023) markaas oo ay ku waydiinayaan mudada aad doonayso inaad bilowdo qaadashada guno-howlgabeed shaqada. Haddi aad rabto in aad hore ama gadaal u dhigato lacagtaas waa in aad la xidhiidho shirkadda maamusha bixinta gunad shaqohowlgabeed ee heshiiska taagani saamaxayo. Waxaad dooran kartaa inaad qaadato ugu yaraan 5, 10, 15 ama 20 sano ama inta noloshaada ka hadhay. 

De flesta får tjänstepension från sin arbetsgivare. Det är inte alla arbetsgivare som erbjuder tjänstepension, därför är det viktigt att ta reda på vad som gäller för dig.

Har du haft flera olika arbetsgivare har du tjänstepension från olika tjänstepensionsbolag som dina arbetsgivare haft avtal med.

Det finns fyra stora tjänstepensionsavtal i Sverige. Om du tillhör något av dem beror på var du arbetar och om din arbetsgivare har kollektivavtal. De fyra tjänstepensionsavtalen gäller anställd inom kommun och region, anställd i staten, privatanställd tjänsteman eller privatanställd arbetare. Din arbetsgivare kan också ha en annan lösning för tjänstepensionen.

Tjänstepensionen är inte bara en pension som du får efter du slutat arbeta. Den består också av en sjukförsäkring där du kan få ersättning utöver den du får från Försäkringskassan om du skulle bli sjuk. Den består också av efterlevandeskydd till dina anhöriga om du skulle avlida.

Ta reda på om du har ett avtal på din arbetsplats där arbetsgivaren betalar in pengar till din tjänstepension. 

Om du är egen företagare

För att du ska få samma pension som om du vore anställd behöver du ta ut lön eller överskott, betala in avgifter och skatter samt kompensera den uteblivna tjänstepensionen genom ett eget sparande till pension. Så här mycket rekommenderas du som egen företagare att spara 

När betalas tjänstepensionen ut?

Ditt tjänstepensionsbolag kontaktar oftast dig ett par månader innan 65 års ålder med frågan om när du vill ta ut din tjänstepension. Vill du ta ut den tidigare behöver du själv kontakta tjänstepensionsbolaget.

Du väljer hur många år du vill ta ut din tjänstepension. Många har ett livsvarigt uttag om du inte själv gör ett aktivt val, som innebär utbetalningar resten av livet. Men det går också att välja utbetalningar under 5, 10, 15 eller 20 år.