Gå direkt till textinnehållet Gå direkt till navigationen
Webbplatsen kan inte läsas in korrekt

Se till att du använder en rekommenderad webbläsare. Är så redan fallet, försök besöka oss igen om en stund.

Rekommenderade webbläsare

Saadaalinta gunnada hawlgabka – eeg inta lagu siin karo gunnada hawlgabka

Haddii aad haysato aqoonsiga farsamada digitalka ku salaysan ee loo yaqaanno [e-legitimation - Bank-ID] ee dalka Iswiidan, waxaad guda-geli kartaa barta internetka ee pensionsmyndigheten.se kaddib ku dhaqaaqi kartaa saadaalinta gunnada hawlgabka, waxaad ogaan doontaa lacagaha gunnada hawlgabka ee bil kasta lagu siin doono. 

Saadaalinta waxay ku saabsan tahay gunnada hawlgabka guud, gunnada hawlgabka ee loo shaqeyaha bixiyo iyo lacagihii aad hawlgabnimada darteed u kaydsatay. Waxaad eegi kartaa oo keliyaa gunnada hawlgabka ee aad dalka Iswiidan ka shaqaysatay. Sida loo isticmaalo aqoonsiga farsamada digitalka ku salaysan ee loo yaqaanno [e-legitimation - Bank-ID] oona loo guda galo [mina sidor] (af Iswiidhish)

Haddii aadan haysan aqoonsiga farsamada digitalka ku salaysan ee loo yaqaanno [e-legitimation - Bank-ID] ee dalka Iswiidan waxaad caawinaadda saadaalinta darteed la xiriiri kartaa adeegga macaamiisha.

Tan kale Hay`adda Gunnada Hawlgabka waxay kaloo sannadka kasta ku soo diri doontaa wargelin-sannadeedka [årsbesked] iyo shirkadda gunnada hawlgabka ee loo shaqeyaha bixiyo, taasoo lagu qeexo inta sannad kasta aad shaqaysatay gunnada hawlgabka ku salaysan. Haddii aadan hubin in aad xaq ku leedahay gunnada hawlgabka ee loo shaqeyaha bixiyo iyo in kale, la xiriir loo shaqeeyaha.

Om du har en svensk e-legitimation kan du logga in på pensionsmyndigheten.se och göra en pensionsprognos för att se hur mycket du kan komma att få i pension varje månad som pensionär.

Prognosen visar allmän pension, tjänstepension och eventuellt eget pensionssparande. Du kan bara se pensioner som tjänats in i Sverige. Hur du använder e-tjänster och loggar in på mina sidor 

Om du saknar en svensk e-legitimation kan du kontakta vår kundservice för att få hjälp att göra en prognos.

Du får också årsbesked från Pensionsmyndigheten och dina eventuella tjänstepensionsbolag som visar hur mycket du har tjänat in till din pension varje år. Är du osäker på om du har tjänstepension, kontakta din arbetsgivare.