Gå direkt till textinnehållet Gå direkt till navigationen
Webbplatsen kan inte läsas in korrekt

Se till att du använder en rekommenderad webbläsare. Är så redan fallet, försök besöka oss igen om en stund.

Rekommenderade webbläsare

Gunnada hawlgabka markii aadan ku noolayn dalka Iswiidan

Haddii aad dalka Iswiidan ka shaqaysan jirtay, waxaad xaq ku leedahay gunnada hawlgabka guud dalka Iswiidan xitaa haddii aad degto dalka Iswiidan dibaddiisa. 

Lama hubo qaybaha gunnada hawlgabka aad xajisan karto haddii aad dal kale u guurto, taasoo ah hadba nooca gunnada iyo dalka aad u guurtay. Sidii aad ku xajisato gunnada hawlgabka waa inaad sannad kasta noo soo dirta caddaynta halka aad ku nooshahay [levnadsintyg].

Gunnada hawlgabka ee daqliyada ku salaysan waad xajisan kartaa iyadoo fiirogaar aan la siin dalka aad u guurtay

Gunnada hawlgabka ee daqliyada ku salaysan, gunnada hawlgabka ee abaalmarinta ku salaysan iyo ku darka gunnada hawlgabka, waad qaadan doontaa iyadoo fiirogaar aan la siin dalka aad u guurto. 

Qaadashada damaanada gunnada hawlgabka markii aad dalka ka guurto

Laga bilaabo 2023 xaq ugu ma lihid in lagu siiyo damaanada gunnada hawlgabka haddii aad degan tahay Midowga Yurub/Isbahaysiga dhaqaalaha Yurub ama dalka Switzerland. Sidoo kale xaq ugu ma lihid qaadashada damaanada gunnada hawlgabka haddii aad u guurto dal aan ka tirsanayn Midowga Yurub/Isbahaysiga dhaqaalaha Yurub ama dalka Switzerland.

Haddii aad qaadato damaanada gunnada hawlgabka oo xiriir la leh dib u hagaajinta gunnada hawlgabka ama gunnada hawlgabka ee carmalada, waxaa hirgala isla nidaamyada damaanada gunnada hawlgabka ee gunnada hawlgabka guud.

Ku darka gunnada hawlgabka daqliga, markii aad guurto

Ku darka gunnada hawlgabka daqliga waxaa la bixiyaa sida ku dar ahaanta gunnada hawlgabka guud. Waxaa lagu siin kara ku darka gunnada hawlgabka daqliga haddii aad degan tahay ama aad guurto dalalka Midowga Yurub/Isbahaysiga dhaqaalaha Yurub ama dalka Switzerland (EES waa Is-bahaysiga dalalka Midowga Yurub, Norway, Iceland iyo Liechtenstein) ama dal u dalka Iswiidan heshiis damaanada bulshada la galay.

Kabidda kirada hoyga iyo taageero-dhaqaaleedka waayeellada loogu talagalay

Haddii aad ku noolaan jirtay dalalka Midowga Yurub/Isbahaysiga dhaqaalaha Yurub ama dalka Switzerland, laakin weli hoy ku leedahay dalka Iswiidan, kaasoo kiradiisa adiga bixiso waxaad xaq ku leedahay qaadashada kabidda kirada hoyga, waa haddii ugu badnaan hal sano aad dalka Iswiidan ka maqnaan doonto. Kaddib markii hal sano ay ka soo wareegato waxaa lagugu tirinayaa inaad dalka Iswiidan ka guurtay.

Haddii aad ku noolayn dalalka Is-bahaysiga dalalka Midowga Yurub, Norway, Iceland iyo Liechtenstein, waxaa kabidda kirada hoyga la bixiyaa ugu badnaaantii lex bilood. Laga bilaabo bisha ku xigta guuritaanka xaq kuma lihid qaadashada kabidda kirada hoyga haddii aad u guurto dal dibadda ku yaallo.

Haddii aad ku noolaan jirtay dalalka Midowga Yurub/Isbahaysiga dhaqaalaha Yurub ama dalka Switzerland, laakin weli hoy ku leedahay dalka Iswiidan, kaasoo kiradiisa adiga bixiso waxaad xaq ku leedahay qaadashada taageero-dhaqaaleedka waayeellada loogu talagalay, waa haddii ugu badnaan hal sano aad dalka Iswiidan ka maqnaan doonto. Kaddib markii hal sano ay ka soo wareegato waxaa lagugu tirinayaa inaad dalka Iswiidan ka guurtay.

Haddii aadan ku noolayn dalalka Is-bahaysiga dalalka Midowga Yurub, Norway, Iceland iyo Liechtenstein, waxaad taageero-dhaqaaleedka waayeellada loogu talagalay qaadan kartaa ugu badnaaantii saddex bilood. Laga bilaabo bisha ku xigta guuritaanka xaq kuma lihid qaadashada taageero-dhaqaaleedka waayeellada loogu talagalay haddii aad u guurto dal dibadda ku yaallo.

Beddelaadda adreeska aad dibadda ku leedahay

Waa inaad laf ahaantaada maamulka wargelisaa haddii aad beddesho adreeska aad dibadda ku leedahay. Waxay muhim u tahay sidii Hay`adda Gunnada Hawlgabka kugu soo diri lahayd xogta lacag-bixinta iyo caddaynta halka aad ku nooshahay.

Canshuuraha ay bixiyaan dadka aan dalka Iswiidan ku noolayn

Daqliyada gunnada hawlgabka ee dalka Iswiidan canshuur ayaa laga bixiyaa. Haddii aad dal kale ku nooshahay oona gunnada hawlgabka ka qaadato dalka Iswiidan, waxaad caadi ahaan bixin doontaa canshuur gaar ahaan loogu talagaly in ay bixiyaan dadka dibadda ku nool (SINK). Haddii aad dal kale ku nooshahay waa inaad Hay`adda Canshuuraha ka codsado bixinta canshuuraha loogu talagalay dadka dalka dibaddiisa ku nool. 

Canshuuraha daqliga ee gaarka ah waxaa laga jara lacag bileedka kaddib markii laga jaro lacagta loo yaqaanno [fribelopp]. Lacagta loo yaqaanno [fribelopp] waxay u dhigmata lacagta loo yaqaanno [grundavdrag] taasoo xaq ugu leedahay haddii aad bixin lahayd canshuurta hordhaca ah ee loo yaqaanno [preliminär skatt].

Haddaba waxaa canshuur laga bixiyaa gunnada xad dhaafsan lacagta loo yaqaanno [fribelopp]. Heerka lacagta loo yaqaanno [fribelopp].waxaa sannad kasta go`aan ka gaarto dowladda. Lacagaha cunnada hawlgabka ee bil kasta canshuuraha laga jaro waa qaybta 1/12 oo ah boqolkiiba 0,77 Qiimaha xaddiga lacageed ee saldhigga ah [Prisbasbeloppet] .

Iska ilaali in laga jaro canshuur laallaaban

Dalka Iswiidan wuxuu heshiis la galay dalal tiro badan, kuwaasoo ku qoran magaca dalka aad ka bixin doonto canshuuraha gunnada hawlgabka ee dalka Iswiidan. Taasoo macneheedu tahay in aadan u baahnayn in laba dal ay canshuuro ka jaran gunnada hawlgabka, sida dalka Iswiidan iyo dalka aad degan tahay. Wixii su`aallo ah oo xiriir la leh canshuuraha gunnada hawlgabka laga jaro markii qofku u ku nool yahay dalka Iswiidan dibaddiisa waxaad kala xiriir kartaa Hay`adda canshuuraha.

Caddaynta qofka aan dalka Iswiidan ku noolayn [Levnadsintyg]

Qofka dal kale degan oo gunnada hawlgabka ka qaato dalka Iswiidan waa in u sannad kasta keena caddayn in u weli nool yahay. Nidaamkan wuxuu khuseeya qofka qaato gunnada hawlgabka guud ama gunnada hawlgabka ee qofka laga geeriyooday ee Hay`adda Gunnada Hawlgabka bixiso ama gunnada dhaqdhaqaaqa ama magdhowga dhaawaca shaqada ee Khasnadda caymiska bulshada bixiso.

Caddaynta qofka aan dalka Iswiidan ku noolayn [Levnadsintyg] waxaa sannad kasta loo soo dira, dadka aan lagu aqoonsan karin is-weydarsiga ku salaysan farsamada elektroonikada ee dalalka qaarkood loola leeyahay. Dalka Iswiidan wuxuu is-weydarsiga ku salaysan farsamada elektroonikada la leeyahay dalalka hawlgabyada badidooda ay ku nool yihiin.

Caddaynta qofka aan dalka Iswiidan ku noolayn [Levnadsintyg] waa in kaddib laga soo ansixiya safaaradda dalka Iswiidan, qunsuliyadda dalka Iswiidan, kiniisadda dalka Iswiidan, hay`adaha caymiska bulshada ee shisheeye, notarius publicus, ciidamada booliska ee shisheeye, hay`adaha awood u leh diwaangelinta ee shisheeye . Waa inaad keento caddaynta qofka aan dalka Iswiidan ku noolayn [Levnadsintyg] (af Iswiidhish)

Haddii aad dalka Iswiidan degan tahay waxaad caawinaad darteed la xiriiri kartaa xafiiska adeegyada. Baadigoob xafiiska adeegyada kugu dhow

Lacag-bixinta gunnada hawlgabka markii aad dal kale ku sugan tahay

Waxaad kala dooran kartaa in lacagaha gunnada hawlgabka lagugu soo shubo akawnt aad bangi dalka Iswiidan ka hawlgalo ama dal kale. Lacagaha waxaa la soo dira isla maalinta lacag-bixinta akawntiga bangiga dalka Iswiidan ka hawlgalo, macnaha markii taariikhda ay ku beegan tahay 18:ka iyo 19:ka ee bil kasta. Ku talo gal in ay qaadan doonto saddex ilaa shan maalmood oo bangiyada shaqeeyaan kahor inta lacagaha akawntiga aad dalka dibaddiisa ku leedahay lagugu soo shubo.

Waxaa dhici karto in bangiga lacagaha lagugu soo shubi doono u ka qaado kharashka khidmada lacagaha akawntiga lagugu soo shubay. Haddii sarifka aad codsatay lacagaha lagugu soo diri karin, Hay`adda Gunnada Hawlgabka arrintaas go`aan ka gaari doonto. Haddii aad doorato in lacagaha lagugu siiyo kronaha dalka Iswiidan hubso in bangigaaga u nooca lacagahaas qaabili karo.

Su`aalaha xiriirka la leh dibadda

Wixii su`aallo ah waad na laga soo xiriir kartaa.

Taleefan: +46 498-200 700
E-mail: international@pensionsmyndigheten.se

Om du har jobbat i Sverige så har du rätt att få svensk allmän pension utbetald även om du är bosatt utanför Sverige.

Det är inte säkert att du får behålla hela din pension, beroende på vilka delar av pensionen du har och vilket land du bor i. För att behålla din pension måste du skicka ett levnadsintyg till oss varje år.

Inkomstgrundad pension behåller du oavsett var du flyttar

Din inkomstpension, premiepension och tilläggspension får du behålla oavsett vilket land du flyttar till. 

Garantipension när du flyttar

Från 2023 har du inte rätt att få garantipension när du bor inom EU/EES och Schweiz. Bor du eller flyttar till ett annat land utanför EU/EES och Schweiz har du inte heller rätt till garantipension.

Har du garantipension till omställningspension eller änkepension gäller samma regler som för garantipensionen till den allmänna pensionen.

Inkomstpensionstillägg när du flyttar

Inkomstpensionstillägget betalas ut som ett tillägg till allmän pension. Du kan få inkomstpensionstillägg om du bor i eller flyttar till ett annat EES-land eller Schweiz (EES är EU-länderna samt Norge, Island och Liechtenstein) eller ett land som Sverige har avtal med om social trygghet.

Bostadstillägg och äldreförsörjningsstöd om du flyttar utomlands

Om du vistas i ett land inom EU/EES eller i Schweiz, men har kvar din bostad i Sverige och själv betalar din kostnad för bostaden, kan du få bostadstillägg om du planerar att vara borta från Sverige i högst ett år. Efter ett år anses du inte längre bosatt i Sverige.

Utanför EU/EES-området kan bostadstillägg betalas ut under högst sex månader. Om du flyttar utomlands upphör din rätt till bostadstillägg från och med månaden efter det att du flyttar.

Om du vistas i ett annat EU/EES land eller i Schweiz, men har kvar din bostad i Sverige och själv betalar din kostnad för bostaden, kan du få äldreförsörjningsstöd om du planerar att vara borta från Sverige i högst ett år. Efter ett år anses du inte längre bosatt i Sverige.

Utanför EU/EES-området kan äldreförsörjningsstödet betalas ut under högst tre månader. Om du flyttar utomlands upphör din rätt till äldreförsörjningsstöd från och med månaden efter det att du flyttar.

Ändra utlandsadress

Du måste själv anmäla om du flyttar till en ny adress utomlands. Det är viktigt att Pensionsmyndigheten har din aktuella adress för att vi ska kunna skicka utbetalningsbesked och levnadsintyg.

Skatt för dig som bor utanför Sverige

Inkomst från Sverige i form av pension är beskattningsbar. Bor du i ett annat land och har pension från Sverige ska du i regel betala särskild inkomstskatt för utomlands bosatta (SINK). Du som bor i ett annat land än Sverige måste ansöka om särskild inkomstskatt för utomlands bosatta (SINK) hos Skatteverket.

Den särskilda inkomstskatten beräknas på ditt månadsbelopp efter avdrag med ett fribelopp. Fribeloppet motsvarar det grundavdrag som du kan få om du beskattas med preliminär skatt.

Du betalar alltså bara skatt på den del av pensionen som överstiger fribeloppet. Fribeloppet fastställs varje år av regeringen. Pensionen beskattas endast till den del den varje månad överstiger 1/12 av 0,77 prisbasbelopp.

Undvik att betala dubbel skatt

Sverige har avtal med många länder som reglerar vart du ska betala skatt för din svenska pension. Det innebär att du inte ska behöva betala skatt på din svenska pension både i Sverige och i det land där du bor. Har du frågor om skatteavdrag på pension vid bosättning utanför Sverige kan du kontakta Skatteverket.

Levnadsintyg

Varje år behöver du som bor i ett annat land och får pension från Sverige intyga att du lever för att fortsätta få pension. Det gäller om du har allmän pension eller efterlevandepension från Pensionsmyndigheten samt sjuk- eller aktivitetsersättning eller arbetsskadelivränta från Försäkringskassan.

Levnadsintyget skickas årligen ut till alla som inte kan identifieras genom det elektroniska utbyte som sker med vissa länder. Sverige har ett elektroniskt utbyte med de länder där flest utlandspensionärer är bosatta.

Levnadsintyget måste du sedan få godkänt av något/någon av följande: svensk ambassad, svenskt konsulat, Svenska kyrkan, utländsk socialförsäkringsinstitution, notarius publicus, utländsk polismyndighet, utländsk registerförande befolkningsmyndighet. Lämna levnadsintyg

Om du är i Sverige kan du också vända dig till ett servicekontor för att få hjälp. Hitta ditt närmaste servicekontor

Utbetalning av din pension till annat land

Du kan välja att få din pension utbetald till ditt svenska bankkonto eller ditt bankkonto i ett annat land. Pengarna skickas samma dag som utbetalningar till svenska konton, den 18:e och 19:e varje månad. Räkna med att det tar tre-fem bankdagar innan pengarna finns på kontot från utbetalningsdag om du har ett konto i ett annat land än Sverige.

En mottagaravgift kan tas ut från mottagarbanken innan pengarna sätts in på ditt konto. Om din önskade valuta inte fungerar kommer vi på Pensionsmyndigheten bestämma valuta. Väljer du svenska kronor är det viktigt att kontrollera med din bank att de kan ta emot svenska kronor.

Utlandsrelaterade frågor

Om du har andra frågor kan du kontakta oss.

Telefon: +46 498-200 700
E-post: international@pensionsmyndigheten.se