Hay’adda qaran ee howlgabka (Pensionsmyndigheten)
Shaqadda ay qabato hay’adda dawlada ee qaabilsan lacagaha la siiyo dadka hawlgabka ah waa inay lacagta dadka hawlgabka...
Se till att du använder en rekommenderad webbläsare. Är så redan fallet, försök besöka oss igen om en stund.
Rekommenderade webbläsareShaqadda ay qabato hay’adda dawlada ee qaabilsan lacagaha la siiyo dadka hawlgabka ah waa inay lacagta dadka hawlgabka...
Hab-dhiska gunnada hawlgabka ee dalka Iswiidan wuxuu ka kooban yahay sadex qaybood: gunnada hawlgabka guud [allmän...
Damaanada gunnada hawlgabka waa qayb ka tirsan gunnada hawlgabka guud oo adiga lagu siin karo, haddii daqliyada ee...
Ku darka gunnada hawlgabka daqliga waxaa lagu siin karaa sida ku dar ahaanta gunnada hawlgabka guud. Waxaa lagu saleeyaa...
Adigaaga qaata lacag hawlgab oo yar ama aan gebi ahaanba qaadan lacag hawlgab waxaad xaq u yeelan kartaa lacagta...
Dadka Iswiidhan ka soo shaqeeyay intooda badan waxay helaan gunad-hawlgabeedka shaqo ee ay ka helaan...
Haddii aad haysato aqoonsiga farsamada digitalka ku salaysan ee loo yaqaanno [e-legitimation - Bank-ID] ee dalka...
Sannad kasta waxay Hay`adda Gunnada Hawlgabka ku soo diri doonaa warqadda wargelin-sannadeedka, taasoo loo yaqaanno...
Gunnada hawlgabka ee abaalmarinta ku salaysan waa qaybta gunnada hawlgabka guud oo adiga laf ahaantaada awoodo inaad...
Haddii aad ganacsade tahay waa inaad laf ahaantaada hubsato inaad shaqaysato ku gunnada hawlgabka. Sidii aad ku hesho...
Haddii qof qaraabo ah u geeriyoodo waxaad taageero-dhaqaaleed ahaan xaq ugu lahaan kartaa qaadashada gunnada hawlgabka...
Daahid la`aan qorsheeyso gunnada hawlgabka, sidaas ayaa fursad ka fekerid waxa kugu habboon ku heli kartaa. Dalka...
Dalka Iswiidan aan ka hirgelin da`da hawlgabnimada, ma dhici doonto in gunnada hawlgabka toos lagugu soo diro. Waa inaad...
Haddii aad dalka Iswiidan ka shaqaysan jirtay, waxaad xaq ku leedahay gunnada hawlgabka guud dalka Iswiidan xitaa haddii...
Haddii isbeddel dhaqaaleed dhacdo kaasoo saamayn ku yeelan karo gunnada hawlgabka, tusaale aad noqoto la noole, u guurto...