Lacagta deegaanka ee dheeraadka ah iyo taageerada masruufka ee hawlgabka Adigaaga qaata lacag hawlgab oo yar ama aan gebi ahaanba qaadan lacag hawlgab waxaad xaq u yeelan kartaa lacagta...
Lacagta hawlgabka marka aad deggan dalka Iswiidan dibeddeeda Haddii aad soo degganayd oo ka soo shaqayn jirtey dalka Iswiidan , waxaad xaq u leedahay in aad dalka Iswiidan ka hesho...
Lacagta hawlgabka shaqada waxaad ka heleysaa shaqabixiyaha Lacagta hawlgabku waxay guud ahaan ka kooban lacagta hawlgabka guud, lacagta hawlgabka oo shaqsiyan la kaydsaday iyo...
Lacagta hawlgabka – loogu talagalay qofka dhashay horranta 1954 Lacagta kordhiska ee hawlgabku waxay qayb ka tahay lacagta hawlgabka guud oo loogu talagalay qofka dhashay wixii ka...
Lacagta hawlgabka ee la damaanad qaaday - ee loogu tala galay adigaaga dakhligaagu hooseeyay Lacagta hawlgabka ee la damaanad qaaday waxay qeyb ka tahay lacagta hawlgabka guud ee aad qaadaneysid adigaaga dakhliga...
AP7 Såfa iyo sanduuqyada kaydka dowladda Haddii aadan dooneyn inaa isku mashquuliso lacagta hawlgabka waxaa dalbankartaa sanduuqa AP7 Såfa oo ku waafajinaayo...
Lacagta hawlgabka ee faa’iidada laga sameeyo waxaa lagu wareejin karaa qofka aad isqabtaan Haddii aad qof isqabtaan ama isku qoran tihiin, waxaad dooran kartaa lacagtaada hawlgabka ee faa´iidada laga...
Adiga ayaa ka mas’uul ka ah lacagta hawlgabka oo faa’iidada laga helo Lacagta hawlgabka oo laga faa´iido waa qayb yar oo ka mid ah lacagta hawlgabka guud. Waxaa sannad walba boqolkiiba...
Baqshadda midabka huruud guduud ku jiro leh waxaad ku arkeysaa inta ku soo geli doonta Waxaad sannad walba ka heshaa hay´adda Pensionsmyndigheten warbixin ku saabsan heerka lacagta hawlgabka, waa...
Sidan ayaad adigu lacagtaada hawlgabka u shaqaysankarta Marka aad adigu wadanka Isiidhan ka shaqaysid waxa laguu dhigayaa lacag gaadhaysa 18,5 boqolkiiba iyadoo laga tixraacayo...
Dhaqaalahaaga hawlgabku wuxuu ka kooban yahay dhawr qaybood Lacagta adiga lagu siindoonaa waxay ka kala imankartaa dhowr meelood. Haddii aad adigu ka shaqayn jirtay oo aad...
Hay’adda qaabilsan lacagta hawlgabka (Pensionsmyndigheten) Shaqadda ay qabato hay’adda dawlada ee qaabilsan lacagta la siiyo dadka hawlgabka ah waa inay lacagta dadka hawlgabka ah...
Codsashada lacagta hawlgabka Iswiidhan ma jirto da’ go’an oo hawlgab lagu noqdo, sidaas darteed si ootomaatik ah leesuguma soo dirayo lacagta...